Hargeysa(Saxilnews)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo xilddhibaano ka tirsan wakiilada ayaa tacsi u direy eheladii asxaabtii,qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo xalay ku geeriyooday dalka Hindiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=zrYFgb-zBKk