Hargeysa(Saxilnews)-Gudoomiyaha gobolka Sool iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Qaranka Somaliland ayaa maanta kormeer nabadayn ah ku tagey deegaanka Kalabaydh ee Koonfurta gobolka Sool,waxaana ay kulan la qaateen odayaasha iyo waxgaradka deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=siLYUev6uFI