Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim( Dhoobaale ) ayaa goor xeedho iyo fandhaal kala dhaceen ku hanbabarey sicir bararka dalka ka jira isla markaana maanta ka hadley
Gudoomiyaha ayaa sheegay in xukuumadu ay maalmihii ugu danbeeyey ay wadey dadaalo ay arintaasi wax kaga qabaneyso isla markana ay kulamo la qaadatey shirkada waa weyn ee ganacsiga
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan