Hargeysa (SaxilNews):- Gudida abaaraha Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen amaro culuska dib markii ay saddexdii cisho ay kulmo gaar ah la qaateen madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo waxaana ay amaradaasi soo sareen habeenkii xalay ahaa oo ay saxaafada kula hadley xarunta madaxtooyada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan