Hoos Kaga Bogo Faahfaahinta Warkan
Hargeysa (saxilnews.com):- Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta ansixiyeen xeerka Kufiga oo ay kaabis iyo wax ka bedel ku sameyeen Xeerkan waxaa ogolaadey 35 Xildhibaan waxaa diiday 7 Diiday waxaana ka aamusay 8 Xildhibaan waxaana sidaas ku ansaxay xeerka kufisga Somaliland