Sool(Saxilnews):- Garaadka Guud ee beesha D hulbahante Garaad Jamac Garaad Cali ayaa sheegay in uu qaadan kari waayay wax uu ugu yeedhay heshiis ay shalayto xukumadda Somaliland iyo maamulka khaatumo ku kala saxeexdeen magaaladda hargaysa.
Halkan Ka Daaawo:-