Daawo:- Garaadka Beelaha Dega Gobalka Sool Oo Xukuumada Somaliland U Soo Hanjabey

0
19

Laascanood (Saxilnews) jaamac Garaad Ismaciil oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobalka Sool ayaa waxaa uu xukuumada  Somaliland ugu baaqay in ay xabsiyada ka sii dayso dad laga soo qab qabtey magaalada Laascanood isla markaana kuwa  danbiga lagu helana waajibkiisa la mariyo

Garaadka ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland uga digay in ay jeelasho ku  sii hayso dad aan dabi laheyn waxaana uu shacbiga rer Laascanood ugu  baaqay  hadii ay xukuumadu  maalaha soo socda sii deyn weydo dadka bilaa danbga ah in dadka rer Laascanood mudaharaado ay dhigi doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here