Hargeysa (GTV) Masuuliyiinta gobolka Awdal ayaa dafiray oo waxba kama jiraan ku tilmaamay, dhaq-dhaqaaqyada suldaan Wabar mar kale ka bilaabay gobolka Awdal.
Maayirka magaalada Boorama mudane Maydhane oo maanta warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Hargeysa ayaa isaga oo arrintaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “isaga oo kaligii ah ayuu maalin qudha soo marey magaalada,waxaanu ku noqday magaalada Jig-jiga ee xarunta dawlad deegaaneedka soomaalida Itoobiya”
Halkan Ka Daawo