Hargeysa(Saxilnews)Waxa gudaha magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal lagu sirxay gabadh dhalinyaro ah taas oo ay sixirtay gabadh ay wada raaceen gaadiidka Bajaajta loo yaqaano ee iskaga kala gooshta xaafadaha magaalada Borama.Ciidamada booliska Somaliland ayaa iyagu gabay shaqadoodii sugida amaanka shacabkooda iyaga oo aanay jirin ilaa hadda cid loo qabtay falalkaasi sixirka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=PM1aefBD6wE