Daawo:-Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Shirka London Lagu Qabanaayo Somaliya , Digniina U Dirtey Ganacsatada Somaliland

0
23

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaawaxaa uu ka hadley shirka dalka somaliya loogu qabanaayo magaalada London ee cariga dalka Ingiriiska

 

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in aaney Somaliland ka qeyb gali doonin shirkaas maadama aaney ka mid aheyn Somaliya isla markaana waxaa uu wasiirku digniin u direy ganacsatada iyo Haaya’adaha Samo falka ee Somaliland ka soo jeeda in aaney shirkaasi ka qeyb galin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here