Hargeysa(Saxilnews)-Dhalinyarada Somaliland ayaa into badan waxa haysata shaqo la’aan baahsan oo sababta inay ka tahriibaan dalkooda hooyo una tahriibaan wadamada Yurub,waxaana warbixin laga diyaariyey dareenka dhalinyaradaasi shaqo la’aantu dariska la tahay iyo dooda masuuliyiinta xukuumadda ka tirsan ay qabaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=vUAwuEnn6Gk