Hargeysa (saxilNews):- Boqor Raabi Yuusuf Axmed oo ka mid ah madax dhaqameedka reer Somaliland gaar ahaan madax dhaqameedka beelaha dega koonfur bari magaalada Hargeysa iyo degmada Salaxley ayaa waxaa uu sheegay in dalku u baahan yahay isbedel .
Boqorka ayaa waxaa uu sheegay in isbedelkaasi uu keenayo isla markaana uu ka midho dhalin doono xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Sidoo kale Boqorka ayaa waxaa uu haween weyanaha beelaha Ciidagale ku amaanay in ay cududooda taageero ku biirayaan xisbiga Waddani oo u ku sifeeyey in aanay ku khasaari doonin
Gabo gabadii boqor Raabi ayaa waxaa uu hal hal u taxay dhibaatooyinka ay wehelka la tahay xaafada Maxamuud Haybe ee uu ka soo jeedo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=7_VQuEN70K0