Oodweyne(Saxilnews) Hal qof ayaa ku geeriyooday bisbitaalka guud ee magaalada oodweyne ka dib markii manta lasoo gaadhsiiyay qoys reer guuraa ah oo kusumoo deegaanaka madayris ee duleedka tuulada xaaxi halka 6 ruux oo ay xaaladooda caafimaad aad uliidatona loo gudbiyay cisbitaalka guud ee magaalada burco, inkastoo aan qoyskan la cadaynayn sababta ay usumoobeen iyo meesha dhibaatadani ka timi ayaa mar aanu waxka waydiinay aabaha qoskan sumoobay iyo waliba masuuliyiinta caafimaad ayaa waxay ku jawaabeen