Daawo:-Cuqaal Iyo Madax-dhaqameed Si Adag Uga Hadlay Lacago Laga Dhacay  Ganacsade Reer Somaliland Ah Iyo Nuxurka Fariin Ay U Direen Xukuumadda

0
18

Hargeysa(Saxilnews)Cuqaal iyo madax-dhaqameed kasoo jeda gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay lacago laga dhacay ganacsade reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Yuusuf Ismaaciil Xasan Mataan,waxaana ay fariin u direen xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here