Hargeysa(Saxilnews)Ciidamada Booliska gobolka Saraar ayaa xabsiga dhigay xoghayihii gobolka Saraar,waxaana xadhiga xoghayaha si adag uga hadlay odayaal kasoo jeeda magaalada Caynaba.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=g9ksRLwjtCQ