Garoowe (Saxilnews) Madaxwaynaha maamulka goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si adag uga hadlay dulmiga lagu hayo beelaha la habey sooco ee Gabooyaha, wuxuuna tilmaamay inay qayb ka tahay Inkaarta Soomaalida ku dhacday ee heysata .
Wuxuu xusay in dhowaan uu booqday deegaan ay degaan, oo dadkii isaga la socday qaar kamid ah ay diideen inay cabaan caano halkaasi yaaley, wuxuuna sheegay inuu isagu halkaasi ka cabey caanihii ugu wanaagsana ee uu abid cabo.
Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?time_continue=39&v=yJ85ncZALLE