Burco(Saxilnews):- 28 Qof Ayaa Sumoobay Ka Dib Markii Ay Cuneen Neef Hal Ah Oo Ay Qasheen Isagoo Sii Baxtiyaya,
Ka Dibna Waxaa La Soo Darsay Dadkani Xaalad Shubax, Matag Oo Aad U Badan Iyo Xanuuno Kale Waxaa Loo La Soo Cararay Cisbitaalka Burco Halkaas Oo Xaaladooda Lagu Dabiibayo, Dadkan Ayaa Daganaa Tuuladda Kara-Sharka Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer.
HALKAN KA DAAWO:-