Hargeysa(Saxilnews)Waxaan idiin soo gudbinaynaa daawadayaal barnaamijka Xasuus Reeb ee uu baahiyo HCTV oo lagaga hadlayo arimo badan oo xasaasi ah kana mid tahay halgankii dheeraa ee loosoo maray qaranka Somaliland,waxaana ku marti ah wasiirka waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habbane “Dheere”.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka