DAAWO;-AQOONYAHAN BASHIIR MAXAMUUD CUMAR OO KA WARBIXIYAY DAWOOYINKA UGU FIICAN TALAALKA COVID19 IYO KUWA AAN WANAAGSANAYN,

0
17

Hargaysa (Saxilnews.com)-Aqoonyahan Bashiir Maxamuud Cumar Oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Waxku Bartay Jaamacadaha  Dalka Maraykanka oo uu hada Degan Yahay Ayaa Si qotodheer Uga waramay Talaalka covid19 iyo kuwa ugu fiican ee ay tahay Bulshadu in ay isku Talaalaan.

 

Sidoo kale Aqoonyahan Bashiir ayaa bulshada somalida uga digay talaalka covid19 Qaarkood oo ay dadkii isku talaalay ay kala Kulmeed cilado caafimaadkooda aan ufiicnayan oo  soo Baxay.

Dhanka kale aqoonyahan bashiir ayaa ka hadlay sida ay ukala fiican yihiin dawooyinka talaalka coronavirus ee ay soo saareen dalalka maraykanka iyo Ingiriiska

HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA AQOONYAHAN BASHIIR EE TALAALKA COVID19;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here