Hargeysa (SaxilnewsNews):- Abwaan Aadan Tarabi oo ka mid ah abwaanada Somalilandwaxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta la yeesheen gudoomiyayaasha saddex xisbi qaran
Abwaanka ayaa waxaa uu sheegay in saddexda gudoomiye iska laab xadheen wax kasta oo ay warbaahinta isku mariyeen isla markaana ay is calool xadheen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=_vl_b35HKos