Buuhodle(saxilnews.com)-Ciidamada Qaranka Somaliland ee Ku sugan Magaalada Buuhoodle ayaa saaka Ciidamo Dhigay Kaantaroolada Buuhoodle
Iyagoona sheegay in Waftiga Puntland ka socda aanay Degmada Horufadhi u Gudbi Karin oo lagu heshiisiinayo Beelo walaalo ah oo halkaa ku dagaalamay.
Magaalada ayaa Laga Dareemayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan.