Ciidanka DFS iyo kuwa Jubland oo ku Dagaalamaya Balad Xaawo.

0
20

Beled Xaawo ( saxilnews.com)

Ciidanka DFS iyo kuwa Jubland oo ku Dagaalamaya Balad Xaawo.

Wararka Naga Soo Gaaraya Degmadda Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Sheegaya min Halkaasi Hadda uu ka Socdo Dagaal Xoogaan.

Dagaalka ayaa Waxaa uu u dhaxeeyaaa cidamada DFS iyo kuwa Jubbaland iyadoona Qasaaro kala duwan uu ka dhashay.

Illaa iminka lama oga qasaaraha ka dhashay Balse Wixii Soo Kordha Nala Socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here