Hargeysa (SaxilNews):- Mujaahid Cali Yuusuf Axmed (Cali Guray ) Gudomiye ku xigeenkii saddex ee xisbiga UCID oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu fariin hanjabaad u muuqata uu hawda u mariyey masuulyiin ka tirsan xukuumada Madaxweyne Siilayo .
Muj.Cali Guray ayaa waxaa uu masuuyiintaas ku sifeeyey qaar daba ka wada khilaafka xisbiga UCID isla markaana waxa uu ugu baaqay in ay soo badheedhan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan