Hargeysa (SAXILNEWS.COM)_Shirwaynaha golaha dhexe ee xisbiga waddani ayaa la filayaa in kooto loogu xidho gudoomiyaha xisbiga waddani mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (cirro) oo isagu daba ilaa dacal ah ka go’aankiisa leh xisbiga waddani balse sida la saadaalaniyo waxa shir nudambeedka habaryoonis ee xisbiga waddani ku qabdsadeen hargeysa lagu sheegay in gudoomiye cirro aanu munaasib ku ahayn musharaxa madaxwayanaha xisbiga waddani maadaama oo uu yahay siyaasi dhayalsi iyo go’aan qaadasho la’aan siyaasadeed leh
Gudoomiye cirro ayaa ka gaafwareegaya qorshahan nusdambeedka habaryoonis ee xisbiga waddani soo jeediyeen waxaanu si uu meesha uga saaro qorshahan soo dhigay qorshe kale oo ah inaan lagula dhex tartamin gudaha xisbiga
dhanka kale raga sida aadka ah loo hadal hayo kamida DR Gaboose oo nusdambeedka habar yoonis u arkeen inuu yahay siyaasi la iman karra astaamaha hogaamiyenimo ee lagu hanan karo afkaarta bulshadda
isku soo wada duuboo cabdiraxmaan cirro ayaa ah siyaasi habacsanaan siyaasadeed leh islamarkaana jaanis siyaasadeed oo qaaliya siin kara muuse biixi oo isagu ah musharaxa madaxwaynaha xisbiga kulmiye islamarkaana maalmihii ugu dambeeyay ololihiisa siyaasadeed laga dareemayay dalka
SAXILNEWS005@GMAIL.COM