Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa
25 sanno wuxuu ahaa Siyaasi dalka Somaliya ka tirsan ,
Dhawaan ayuu Soo dalbaday Codsi Cafis ah oo uu ku doonayo in loo ogolaado Samaliland in uu dib usoo dego oo noloshiisa ku Nasiyo hargaysa Mar hadii uu da’diisu way tahay
Buubaa wuxuu Faraha kala baxay siyaasadda Muqdisho kadib markii uu mahadin waayay ,
Buubaa sidii professor Samatar ma cadayn ilaa hadda Waxaa uu maanta aamin sanyahay
Sida muuqata dawladda somaliland Buubaa way saamaxday balse Shacabka afka way ka xidhatay
Buubaa kama Raali gelin Somaliland go’aan kii uu la qaatay sanadadii 1991 ilaa 1993
Guud ahaan isbedelka siyaasadeed ee ku yimi Ismaaciil Hurre Buubaa waa midka sababta uh in uu Hargaysa kusoolaabto oo uu ku xasilo
Wakhtigan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayuu ku biiray
Xisbiga Kulmiye Gudoomiyihiisa Golaha dhexe
Jaamac shabeel ayaa walaac ka muujiyay somaliland iyo Soomaaliwayn midka uu aamin sanyahay
Madaxweyneyna Somaliland iyo Siyaasi Buubaa way is ogyihiin marka ay noqoto haysashada Gobonimada Somaliland
Siyaasi Buubaa waxa uu dhawaac ugaysan doo na rajjada danbaysa ee xisbigaasi naawilayo waxaa lamahuraan ah Ismaaciil buuba in uu afka furto oo uu uurkiisa dareenka jira dadka usheego
Haddii taa laga waayo waxaa hubaal in ay saqiirayso taageeradda xisbiga Waddani
Sidoo kalena ay sii xoogaysanayso shakiga xisbigu
Cabdisataar Cabdilaahi Sabri
Burco /Somaliland