Hargeysa (SaxilNews):- Maamulaha madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaciil ayaa waxaa uu ka hadley hadalo ka soo yeedhay boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo maalintii shalay aheyd warbaahinta u sheegay in laga hor istaagey in uu madaarka ka dhoofo
Maamulaha ayaa waxaa uu sheegay in aanay wararkasi aanay waxba ka jirin balse boqor Raabi laga hor istaagey in uu qolka nasashada ee V.I.P ee madaarka Hargeysa kula kulmo masuulyiin rer Somaliya ah oo madaarka Transit ku ahaa .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan