Sanaag ( SaxilNews):- Boqor Cisamaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley xukunka lagu ridey dadkii loo haystey dilkii taliye Casayr
Boqorka ayaa waxaaa uu bogaadiyey xukunkaasi isla markaana waxaaa uu sheegay in ay maxkamadu ay u xunkey sidii ay aheyd waxaana uu bulshada ay ka soo jeedan ragan la xukumey ugu baaqay in aan loo baahneen Dhagaxaan iyo mudahaarad ay sameeyan balse ay tahay in ay cafis weydiistan dadka dhibanaha ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan