Hargaysa (Saxilnews.com)-Ballan-qaadkii waxbarashada bilaashka ah ee madaxwayne Siilaanyo ololaha ku galay wakhtigii doorashadii 2010 ayaa noqday kuwo madhalays ah,waxaana dugsiyadii waxbarasho ee dawlada lagu kordhiyay lacago dheeraad ah,iyaga oo dadka danyar ah ee ku nool magaalada Burcona qaylo dhaan ka muujiyey.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.