Burco (Saxilnews.com):- Jaamac Shabeel, Prof Cabdi Cali Jaamac iyo Abwaan Kujare oo magaalada Burco ku sugan ayaa sheegay in ay halkaasi u joogaan hawlo ku saabsan xisbiga KULMIYE.
Jaamac Shabeel ayaa taageeray musharraxnimada Maxamuud Xaashi waxaanu meesha ka saaray hadalka Axmed Cabdidheere guddoomiye xigeenka KULMIYE.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan