Hargeysa (SaxilNews):- Milicsiga Siyaasiga Iyo Universal Tv: Safiirka Somaliland Ee Dalka Imaaradka Baashe Cawil Cawil Waraysi Qoto-dheer kaga waramay Arrimo dhawra oo ay kamid tahay heshiiska Dekeda Berbera ee DP World iyo Su’aalo suuqa laga waydiiyey awoodaha uu ku helay habka xididnimo iyo hantida la sheego in uu ku leeyahay meelo badan oo caalamka ah. waraysigaasina waxa uu u dhacay sidan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan