Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa saaka xidhan qaar ka mid ah Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaanaloo xidhay Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka oo saaka ka furmaya xarunta Golaha shacabka, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay.
Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixin doonaa Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Xasan Cali Kheyre, waxaana si rasmi ah u furi doona iyadoo Madaxweyne Farmaajo
Ciidamada ammaanka ayaa lagu arkayaa waddooyinka muhiimka ah, isgoysyada, waxaana qeybo badan ka xidhan wadada Maka Al-Mukarama.