Waxaa Qasaare wayn ah anagoo mudo 3 Sano (Three Years) oon jamacada #Addis wadnay,
Wa waalidkayagu Nagu tabcayeen, Ka arday ahaana aan wakhti maal iyo maskaxba uhurnay diyaarita waxbarashada Heerka Koowad ee Degree ga Markan dhamaysanay een damacnay inaan korodhsano aqoontayadii oon ku raadsano Tacliinta Heerka saree ee (Master’s Degree) ay nadiidan ama na Aqbaliwaayen Jamacadihii dalka iyo kuwii Dibada ee aan Admision ka udiranay markii Shahaadoyinkii Addis University College nasiisay layidhi waxani waa Fake.
Xanuunka waxaan wadaagayna ani iyo dhawr arday oo nalo diiday inaan Master ta sii wadano kadib markii Cerfificate kayagu isku mid noqon wayay anagoo isku jamacad ka baxnay hadana, shahaadoyinkayagii markii la eegay ay Fake noqdeen Anagaa khasaarnee waxaan kaxanuun sanayaa Ardayda uu sugaayo mustaqbal kan nagaso wajahay jamacada oo kele Addis University college home of corruption and fake
Arrintani Waa Lugooyo Iyo Tacab Khasaar Soo Foodsaaray Ardayda Wax Ka barata Jaamacadaha Gaarka Loo Leeyahay Ee Dalka Ka jira
Waxaana Looga Baahanahay Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sarre Inay Talaabo Ka Qaado Arrintan ,