Muqdisho (Saxilnews) Xildhibaanno tiro badan oo ka tirsan golaha shacabka ee dawlada Soomaaliya ayaa mooshin ka dhan ah saldhiga Berbera ka gudbiyay
Waxa ay sheegeen in heshiiskaas uu khatar ku yahay siyaasadda, madaxbannaanida iyo qarannimda Soomaaliya.
Halkan Ka Akhriso:–
=