Hargeysa(Saxilnews.com)-Waxaanu halkan idinku soo gudbin doonaa 87
digreeto uu uu sameeyey madaxweyne Muuse Biixi intii uu talada hayey beelaha ugu saamiga badan iyo kuwa ugu saamiga yar
Beesha Suber Awal
1.Wasiirka Ariimaha dibada
2.Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta
3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Hormarinta wadooyinka
5.Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga
6.Hanti dhawraha guud ee qaranka
7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
8.Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka
9.Gudoomiyaha gobalka gabiley
10. Gudoomiyaha Gobalka salaal
11.Gudoomiyaha Gobalka saraar
12.Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex
13. Safiir ku xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
15.Aggasimaha guud Ee caafimadka
16.Aggasimaha guud ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada
19.Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka
20.Gud ku xigeenka Haayada tayada
Total :- —20 Digreeto—
Beesha Habarjeclo
1.Wasiirka Ariimaha gudaha iyo amniiga qaranka
2.Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha
3.Wasiirka Macdanta
4.Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada
5.Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
6.Wasiir ku xigeenka caafimadka
7.Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga
8.Gudoomiyaha gobalka Awdal
9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex
10.Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada
11.Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka
12.Safiir ku xigeenka Dalka Kenya
13.Safiirka Midowga Africa
14.Aggasimaha guud Ariimaha dibada
15.Aggasimaha guud ee Cadaalada
16.Aggasimaha guud ee Hormariinta reer miga iyo deeganka
17.Aggasimaha guud hawlaha guud iyo guryaaynta
18.Aggasimaha Guud ee Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska
— Total 18 Digreeto —-
Beesha Garxaajis
1.Wasiirka Maaliyada
2.Wasiirka Caafimadka
3.Wasiirka Ciyaaraha
4.Wasiirka Deganka
5.Wasiir ku xigeenka waxbarashada
6.Wasiir ku xigeenka warfaafinta
7.Gudoomiyaha Gobalka Togdheer
8.Gudoomiyaha Gobalka Hawd
9.Gudoomiye ku xigeenka Gobalka saaxil
10.Afhayeenka Madaxtooyada
11.Safiirka Ethiopia
12.Aggasimaha Boosaha
13.Aggasimaha Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha
14.Aggasimaha Degmooyinka iyo dawlada hoose
15.Aggasimaha gadiidka
— Total 15 Digreeto —-
Beesha Arab
1.Wasiirka Diinta iyo waqaafta
2.Wasiirka maalgashiga
3.Wasiir ku xigeenka ariimaha gudaha
4.Gudoomiyaha Gobalka sanaag
5.Safiirka Qaraamada midoobay
6.Aggasimaha Ciyaaraha
7.Aggasimaha Beeraha
— Total 7 Digreeto —
Beesha Ayuub
1.Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
2.Aggasimaha macdanta
3.Madaxa hormariinta Mashaaricda Dalka
— Total 3 Digreeto —
Beesha Toljeclo
1.Wasiir ku xigeenka Maaliyada
— Total 1 Digreeto —–
Beelaha Harti
1.Wasiirka wasaarada biyaha
2.Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta
3.Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska
4.Wasiirka Gaashandhiga qaranka
5.Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka
6.Gudoomiyaha gobalka Buhoodle
7.Aggasimaha diinta iyo waqaafta
8.Aggasima Amniiga
9.Aggasimaha Warfaafinta
10.Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska
11.Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka
—- Total 11 Digreeto —
Beesha Samaroon
1.Wasiirka wasaarada beeraha
2.Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka
3.Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska
4.Gudoomiyaha gobalka Saaxil
5.Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga
6.Aggasimaha wasaarada Biyaaha
7.Aggasimaha wasaarada tacliinta sare
8.Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
— Total 8 Digreeto —-
Beesha Ciise
1.Wasiirka wasaarada Cadaalada
2.Aggasimaha wasaarada waxbaraashada
—Total 2 Digreeto —
Beesha Gabooye
1.Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta qaranka
Beesha Fiqishini
1.Lataliyaha Madaxwaynaha Ariimaha bulshada
87 Digreeto
64 isaaq
38 Jeeganta
26 Isaaq inta kale
23 Beelaha kale Somaliland