Afar arrimood oo ku xusan warqadda Madasha Badbaado Qaran ay u direen beesha caalamka

0
20

Muqdisho (Saxilnews.com)-Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Dowlad Goboleedyada Jubbaland, Puntland, Golaha Midowga Musharaxiinta iyo Golaha Siyaasadda Somaliland ayaa eedeyn u jeediyay dowladda kadib markii ay warqad u qoreen beesha caalamka.

Qaar kamid ah arrimaha ay soo hadal qaadeen.

  • Waxay ku eedeeyeen madaxweynaha in uu ku guuldareystay in uu qabto doorasho loo wada dhan yahay oo xor iyo xalaal ah.
  • In madaxweynaha uu majaxaabinayo dadaallada ku aadan in heshiis laga gaaro arrimaha doorashada.
  • In madaxweynaha uu ciidamo hor leh u daabulayo gobolka Gedo isla markaana uu amniga dalka uu carqaladeynayo.
  • In madaxweynaha uu amray in ciidamada Harmacad ay la wareegaan amniga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

bbc somali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here