ABWAAN XASAN DAAHIR WEEDHSAME OO SOO SAARAY MAANSADA CUSUB EE “DHABRIIRAN” IYO NUXURKA AY XAMBAARSAN TAHAY!

0
20

Hargaysa (Saxilnews.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo kamid ah hal abuurka dhalinyarad ah ee reer Somaliland Ayaa soo saaray maansada cusub ee “Dhabriiran” taasi oo ah Mid uu kaga hadlayo hamiga dayarta iyo sida loogu baahan Yahay in aanay ilaawin alle ka cabsiga iyo sida uu hamiga aduunyo uluminayo taasi oo ah maanso alle bari iyo xanbaarsan cabsida alle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here