AAS QARAN OO LOO SAMEEYAY LABA SARKAAL OO KA TIRSANAA CIIDANKA DAB- SHALAY SHIL BAABUUR KU GEERIYOODAY

0
16

Saxilnews.com Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Horumarinta Biyaha, Wasiir xigeenka Qorshaynta Qaranka , Masuuliyiinta Dawlada Hoose Hargeysa iyo Gobolka Maroodijeex, Agaasimaha Fulinta Ciidanka Dab-demiska ,Taliye Xigeenka Ciidanka Dab-demiska, iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay Laba Sarkaal oo ka tirsanaa ciidanka Dab-demiska oo maalintii shalay ku geeriyooday shil Gaadiid oo ka dhacay duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa.

Masuuliyiintan ayaa Marxuumiintaa ilaahay uga baryay in Jannooyinkiisii ugu deeqo, dhammaan Ehelkii, Asxaabtii, Qaraabadii, Qoyskii, Ciidamada Qaranka gaar ahaan Ciidanka Dab-demiska iyo guud ahaan qaranka ay ka baxeenba Samir iyo iimaan saadiqa ilaahay ka siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here