Maanta Ayuu Calaacal Marba Qof U Dirayaa Ina Cumar Geelle Asaguna Ku Qoslayaa !
Dabinkii jamhuuriyad somaliland 1960 ku dalaq tidhi ayaa maanta mar kale hirkiisi soo muuqdaa waxaanad arkeysa ficilad liita maalin walb ka soo muuqanaya xukumad maanta joogta oo shalay markii ay mucaarad ahayd ku handadi jirtay Daahir Riyaale Kaahin inuu Ummada xamar iyo meel daran ku wado xidhiidh hoosena la leeyahay .
Ha yeeshee waxaa tii daahir riyaale Waxay ahayd been Cad oo ummda jamahuuriyada somaliland in yari ay garanaysa bale inteed badani rumaysanaayeen waxaa daahir lagu tuhumayay in kastu in badan ka hadalay cadayeyn inaanu xamar la hadalayn kaasin ahaa mow quf cad oo maanta ummada inta ugu badani ugu garaanabayaan Madaxweynihi hore Jamhuuriyad Somaliland Mudane daahir riyaale kaahin .
Hadaba Ta maanta joogta hadh-galaybay Si Badheedh ah ugu dhaqaaqday iney xakamaha ka qaado arintii wada hadalka ee koorfuta Somalia dhamaan golaha fulinta ee Dawlad Dhexdeed iyo Labad golaha ka Wakiilada iyo ka Golaha Guurtidab waa soo dhaweeyeen inta kale ummadun ruux mid gaarad leh iyo mid caydi ahiba wax su aal ah kamay waydiin arinta ayad ah oo may ( odhan hadii waxba ka socon wayaan arinta side la yeelaya iyo maxaa inooga yaal ) sidii buu Madaxweynuhu ku hortagay Golaha Wakiilada dabadeedn uga codsaday inay xakamah ka qaadaan qodobka isaga ah ee inaga xidhayey inan la la hadalin xamar iyo dan lawayaasheeda .
Si kastaba ah ahaate iminka 9 goor ayaa la wada hadaley intii la wada hadalayeeyna wax kaliya oo ka soo baxay ma jiraan wax kasto la isa soo qaadayab ha ugu horeyso arintii (hawada iyo maamulkeed ) waynu ognahay halkay saldhigatay iyo sida waxii la daba marteeyay waana ogeyn in tan iyo mid kale o foolxumiba dhici karato hada waktigan la joogan guux badan ayaa ku jira Dalka iyo Ummadaba waxaan sabab u ah Madaxweynaha hada jooga waxaan waliba intaa ku sii daraya inuu calaacal iyo baryo joogtaa u dirto Jasiirada yare e Djabouti oo maant mulkiday jamhuuriyad Somaliland Ummadeed mid Ganacsato , Shacab, Siyaasi iyo mid Odey Dhaqameed ah inta ugu badan ee wararak iyo Basaasinat u ahin waa Inta kor ku soo sheegay meel waliban waxa u jooga dad gaar ah waxaanu u geed -dheer iyo mid gaaban ba ugu tagaan yahay sidii jamhuuriayad somaliland U noqon lahayd ( Guri-cas ) oo lam degaan ahBalse Alle Kam dhigin hore iminkan ka dhigimaayo Inshalaahu waxaa ta masuuliayadeedu leh Madaxweynihi wadanka Dhan loo dhabaaqinti hore Inta Ugu Badan ummadu la yaab tay Kulankii ugu hore waxa ku sii daray waxyaalo aan aan sumcad Dalka iyo Ummada toona u wanaagsan Maanta iyo baritoba
Waxaa jirta maahmah tidhada Afkag oo ku xidha o aan ku furin Alle Go,oo,ayaa la yidhada marka ta siilaanyo xukumaadiisa haysata hada waa tii Uu shalay la gabgab laha ee aanu si mug leh oo foog uga fekerin waxa u ku dhaqaaqaayo waxaan hada muuqata dadkeenu had iyo jeer ruux wax dhibaato ah u horsed ma qabsadaane ka wax uga digay ayeey ku dhagaan oo wax kasta dusha ka saran Ummada Jamhuuriyad Somalilanad waxaa la Gudboon waxii siilaanyo dhibaato iyo Maamul xumo ,iyo siyaasad xumaba uu dalka iyo Ummada U Keeno inaan looga hadahine Hadii runta la rabo in Maxkamad lagu soo tago dhaanab Heeshiisyadii iyo kulanadii kale duduwane intii xukumadiisu jiratay u La galay maamulak xamar ee aan madaxbaaneyn si kuwa barito yimaadan ay digniin ugu noqoto oo ay iska ilaaliyaan hadaan ta kii ku horeeyay ku dhacay iyo dhabar jabka uu ummada iyo dalakaba u horseedaya
Abokor Mahamud
Bolton Uk
Waa Bilaahi Towfiiq