Hargeysa (SAXILNEWS)_Boqor Cismaan Aw Muxumuud (Buurmadow) Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu mudooyinkii u danbeeyey uu safar ugu maqanaa qaar ka mid ah wadamada dibedisa
Boqor Buurmadow oo ka soo degay garoonka diyaaradaha cigaal interniol ee magaalada ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey xubno badan oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland , xubno ka mid ah golaha wasiirada iyo masuulyiin kale.
Boqorka oo warbaahinta kula Hadley qolka nasashada ee madaarka Hargeysa ayaa waxaa uu ugu horeyn u mahad celiyey madax dhaqameedka sida diiran u soo dhaweeyey.
Mahadnaqaas ka dib waxaa uu boqorku si adag uga Hadley isla markaana uu u sacabo tumay wararka sheegaya in xukuumada tukrigu ay wado qorshe ah in wada hadaladii Somaliland iyo somaliya loo bedlo wada hadalo dhex mara labada madax dhaqameed ee labadaasi dal
Waxaa uu sheegay in madax dhaqameedku ay uga tudhaalo badan yahiin dalka siyaasiyiinta arintaasi ka Hadley.
Sidoo kale waxaa uu suldaanku uu duray isla markaana hadlo maahmaahyo kaga fal celiyey qaar ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland oo arintaasi ku sheegay in ay tahay mid xaraan ah waxaa uu madax dhaqameedkaasi ku fasiray qaar aan indhahu u dilaac saneen isla markaan qaar ka mid ah hotelada hargeysa Geesna u dhaafin.
Ugu Horayin waxa munasibadaasi Ka Hadlay Soona Dhaweeyey Boqorka Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray Waxan Yidhi Boqor soo dhawayntaada waxa u diyaara badi madaxdhaqmeedki Somaliland oo dhan Laascaanood Ilaa Boorame ayaa looga yimi sharaf iyo cisi ayuu Dalkani kuu hayaa dhamantayo waxanu ku leenahay soo dhawoow.
Dhiniciisa waxa isna halkaasi ka ka mahad-celiyeey soo dhawaynta loo sameeyay Boqor Buurmadow Waxan Yidhi “ Marka hore waxan u mahadnaqayaa dhamaan saliidiinta sharafta iyo cisiga leh ee saaka saaka halkan igu soo dhaweeyey, Dalka intaan ka maqnaa wax badan ayaa is badalay .
Boqorka oo ka hadlaaya Doorka ay bulshada ku dhex leeyihiin Madaxdhaqmeedku Waxan Yidhi “ Dadka qaar ayaa yidhaa Madaxdhaqmeedku maxaa siyaasada uga hadlayaan dadkaa waxan leeyahay madaxdhaqmeedku waa ragii waxa la qortay Caalamka ee Dalkan Ingiriis Ka Xoreeyay Weyaan ee dalkani in anau dhaxal wareegin ka ilaaliyeey weyaan, Somaliland waxa ay lutay markii inamadii Gaaladu wax soo bartay ay Yidhadeen waanu u talinaynaa .
Boqor buurmadow oo Xukuumad Dhaliilayaa Ayaa Sido Kale Yidhi “ Siyaasiyeenteenu waan ka xumahay in ay dalkeena u eekaysiiyaan Elatariya oo safaaradii inugu soo dhiirta ee dalkeena timaada aynu eegnaba si kale u eegno Nin Xisbi ka tirsan ayaa hadalay Dadkeenuna Waxa aad moodaa in durbaan loo tumaayo deedna ay dhan u wad ayaacayaan.
Boqrka oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi “ waxan doonayaa in aan halkan ka cadeeyo Horta ma jirto Madaxdhaqmeed uu turkigu La Soo Hadlay ama uu la soo xidhiidhay xildhibaanadii qaranka ee sharciga samaynaayay ayaa yidhi safaarada hala weeraro Taasna waa Nasiib Daro Ka Qarnka Ku habsatay .

Waxa kale oo aan sheegayaa Suldaan Xiiray Anaga Madaxdhaqmeed ahaan Afhayeenkayaga Wuu noo yahay waxan leeyahay suldaan xiiray inta ay is ciyaar yaqanaan ayuu afhayeen u yahay
Mid kale suldaan xiiray waxa uu yahay af hayeenkayga weeye bahaasha tuuglida la idhaahdo sii fiican ayay u taqaana ciyaarta , iyada oo ciyaaraysa ayuu waraabe damcay in uu khiyaameyo su yidhi aan kula ciyaaro ciyaarta bal horta ciyaarbay tidhi markiiba luugaha isku martay markas ayay tidhi ciyaarta isla gaarnmayno marka salaadiintu ciyaarta isla ma taqaano xiiray itay ciyaarta isla gaaranayan ayuu af hayeen u yahay suldaan maxamed cabdiqadirina suldaanka guud uu yahay mana diidayno xasaasiyadana kama qaabno mushkuuladan kama qaabno raagan aan lakiina dhaafin lag casal iyo xarf indhaha inta loo jeexayo ee dhakhtir loo keenayo ha ku saasina dhibaato dhex tala salaadinta ma jirto waxa mushkulada ah oo na dhextalnana majirto .
Waxa kale oo aan sheegayaa Suldaan Xiiray Anaga Madaxdhaqmeed ahaan Afhayeenkayaga Wuu noo yahay waxan leeyahay bahaasha tuuglida la idhaahdo sii fiican ayay u taqaana ciyaarta , iyada oo ciyaaraysa ayuu waraabe damcay in uu khiyaameyo su yidhi aan kula ciyaaro ciyaarta bal horta ciyaarbay tidhi markiiba luugaha isku martay markas ayay tidhi ciyaarta isla gaarnmayno marka salaadiintu ciyaarta isla ma taqaano xiiray itay ciyaarta isla gaaranayan ayuu af hayeen u yahay suldaan maxamed cabdiqadirina suldaanka guud uu yahay mana diidayno xasaasiyadana kama qaabno mushkuuladan kama qaabno raagan aan lakiina dhaafin lag casal iyo xarf indhaha inta loo jeexayo ee dhakhtir loo keenayo ha ku saasina dhibaato dhex tala salaadinta ma jirto waxa mushkulada ah oo na dhextalnana majirto .