War Deg-Deg Ah: Wasiir Cabdi Aw Daahir, Xuseen Axmed Caydiid Iyo Af-hayeen Dhuxul Oo Iska Casilay Xukuumadda Siilaanyo
Hargeysa (SAXILNEWS)_Waxaa iska soo daba dhacaya wararka is-casilaadda xubnaha wasiirada iyo masuuliyiin kale oo iska casiley xukuumadda Axmed Siilaanyo.
xubnahaas ayaa waxaa ka mid ah
1. Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Axmed Xuseene Caydiid
2. Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdi Aw-daahir.
Waxaa sidoo kale iyaguna is-casilay Wasiir ku-xigeennada bulshada iyo dib u dejinta
Wasiir ku xigeenka deganaka.
Waxaa sidoo isna is-casilay af-hayeenka madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul.