Berbera (Saxilnews)_Ciidamada Booliska Ee Magaalada Berbera Iyo Ciidamada Dheeradka Ah Ee Xukuumadu Berbera Soo Dhoobtay Ayaa Talaabo Xoogan Oo Ciidan Kukala Kaxeeyey Dad Abaabulayey Mudahraad Rabshado Wato Mudo Kooban Berbera Lulay Mudahraadkan Ayaa Kasoo Bilaabay Agagaarka Dhakhtarka Magaalo Xeebeda Berbera ”
Waxaa Lagu Gubay Wadooyinka Taayiro Inkastoo Ay Ciidanka Booliska Oo Hoganayey Saldhiga Dhexe Ee Berber Ay Islamrkiiba Gaadheen Bilowgii Mudahaardka Isla Markana Ay Kala Firdhiyeen Bulsho Wayntii Ka Qayb Qaadanaysay Mudaharaadka Inkastoo Ay Ciidanka Dhagax Tuur Kusameeyeen Mudaharaadyaashu Hadana May Sii waarine Ciidanka Ayaa Awood Isticmaalay Iyagoo Adeegsaday Qoryihii Ay Siteen Iyo Gaadiid Dheeraya Oo AY Wateen Taasi Ayaa Keentay Inuu Mudaharaadku Wiiqmo
wixii intasi Dheer Kala Soco www.saxilnews.com