War Deg Deg Ah”Maxkamada Gobolka Saaxil Oo Xoriyadoodii Ucelisay Labadii Wariye Ee Berbera Ugu Xidhnaa Cali Gadheer

0
18

Berbera ( saxilnews.com)-Maxkamada Gobolka Saaxil ayaa Maanta Xoriyadood u soo Celisay Wariyaasha Kale ah Wariye Cabdiraxman Maxamed Cige oo ka hawlgal Tv Somnews iyo Axmed Siciid Maxamed iyo Abwaan Cajaa,ib oo Maasno ku Cabiray Dareenkan Shacabka Reer Berbera Ciidanka Taliyaha Qaybta Bolice-ka Gobolka Saaxil Gashanle Cabdi Cali Xayd ayaa Maxkamada Gobolka Saaxil Ka Codsaday in Muddo Kordhin Dhan 4 Cisho loo sameeyo looguna Gudbiyo Xabsiga Dhexe Berbera si ay Baadhistood u soo dhamaystirtaan Taasna waxaa Gaashanka u daruuray Maxkamada Gobolka Saaxil Waxaan Garsoore ka ahaa Jamal Siciid Jibril oo Xoriyadood u soo celiyaya Sadexdaas Mawaadin ee Muudo Afar cishaha ku xidhan Saldhiga Dhexe ee Berbera Suxufinta ka hawlgalay Magaalada Berbera ayaa ku Mahad Celiyaya Garsoorka Somalialnd oo uu Hormuud u yahay Gudomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed iyo Gudomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Saaxil Rashiid Duuran si wayne uga hawlgal sii daynta wariyaasha iyo abwaanka Xoriyadood looga Qaaday Sifo Sharci Daro oo aan waafaqsanan sharciga dalka iyo kana Caalamiga waxaanay Fariin adag u diraan Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cali Gadh-dheer oo ku sifoobay shakhsi Tariikh Madow ku leh Magaalada Berbera kalsoonin aan ku dhexlahay shacabka Berbera

 

 

 

Warqada-169x300Waria-300x169

 

 

berbera2002@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here