Hargeysa (Saxilnews)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa la filayaa inuu maalinta bari ah safar ugu kicitimo qaarada yurub .
Safarkan Guddoomiye Cirro ayaa la sheegay inuu yahay mid gaar ah oo ku tegayo qaarada Yurub gaar ahaana dalka Finland, halkaas oo uu fasixiisa golaha wakiilada qayb-ka mid ah kula soo qaadanayo qoyskiisa iyo qaraabadiisa oo ku sugan dalka Finland.
Si kastab ha -ahaatee safarkan Guddoomiye Cirro ayaa ku soo beegmaya xili uu golaha wakiilada somaliland galay fasax, laba bilood ah.
saxilnews005@gmail.com