Hargeisa (Saxilnews)_shirkada somcable oo mudo sanado ah la sugaayeye ayaa sidii la doonayeye ushaqayn shirkada ayaa markii hore kusoo gashay magaca somcable dalka somaliland hadana ku shaqaysa magaca so shirkadan ayaa marka dhinaca xawaaraha la eego ay kaga fiican yahiin shirkadaha somtel iyo telesom dhinaca qiimaha marka la eegana ay ka jaban yahiin
shirkada somcable ayaa internetki ay ugu talo gashay shacabka caasimada sidii loogu talo galay usiin ama uga howl galin .
shirkadan somcable ayaa hada lagu shaqeeya magaca so taa sababteedana la garanayn ilaa iminka
marka la eego caqabadaha haysata shirkada somcable marka lasoo gaabiyo loo yaqaano so ayaa ah maamul xumo baahsan oo ka jirta shirkada iyadoo ay isi soo tarayaan qaylo dhaanta ka soo yeedhaysa shacabka hargeisa sababtoo ahna uu connectionku yahay lost
iyadoo wax raali galinan ilaa iminka aanu ka bixin mulkiilaha shirkada so mahamed siciid geedi
halkaasi oo uu ka caajisay hawlihii loo igmaday mlkiilahu amaba aanu war kahayn hawlaha shirkada
dhanka kale iyadoo dhawaan gobolka bari ee saaxil la gaadhsiiyeye shirkadani ayaa ilaa iminka ka hawl galin taasina waxay salka ku haysaa iyadoo ay isku khilaafsanyahiin odayaasha gobolka saaxil ee berbera…?
saxilnews005@gmail.com
berbera2002@gmail.com