Berbera (Saxilnews.com)-Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)ayaa maanta faahfaahin ka bixiyay Lacag ay Maamulka Dekeda Berbera ku kordhisay shirkadaha Maraakiibta koonteenarada xambaara, arintaas oo muran badan ka dhex dhalisay ganacsatada iyo Maamulada shirakadaha Maraakiibta koonteenarada xambaara kadib markii ay Masuuliyiinta shirakadaha maraakiibta koonteenarada xambaaraa lacagtii Dekeda iyaga ku kordhisay iyaguna ay ku kordhiyeen ganacsatada Badeecadaha kusoo gurta Koonteenarada kusoo gurta.
Saxilnews.com
berera Somaliland