Wasiirka wasarada biyaha oo ay weheliyan wasirka arimaha debeda, beeraha ,maamulka gobolka hawd ayaa daahfuray ceeel biyood cusub

0
26

Balli-gubadle:-Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Cali Xasan Maxamed, oo ay weheliyaan Wasiirada Wasaaradaha Arimaha Dibada ,Horumarinta Beeraha, maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Hawd iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si rasmi ah magaalada Balli-gubadle Uga Daah-furey Bilowga qodida ceel biyood riig ah oo laga hirgalin doono duleedka Magaalada balli-gubadle ee Xarunta gobolka Hawd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here