Gudoomiyaha Ururka Barwaaqo ayaa lagu wadaa inuu xafiis ka furto Berbera maalinta beri ah . .

0
25

Berbera ( SN)Gudoomiyaha Ururka Barwaaqo ayaa lagu wadaa inuu xafiis ka furto Berbera maalinta beri ah sidoo kale waxaa lagu wadaa inuu habeen dambe kulan la qaato bulshada Gobolka Saaxil , Dr gaboose ayaa la sheegay inuu bulshada usheegidoona qorshihiisa siyaasadeed iyo sidii uu bulshada ula shaqayn doono mustaqbalka .

 

www.saxilnews.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here