MADAXWEYNE MUUSE BIIXI SAFARKIISA DALKA MAREYKANKA IYO CIDI KU WEHELIN DOONTA

0
12
kamida xukuumadiisa iyo ganacasato oo ah waftiga u kicitimi doona USA, waftigan oo ah mid culus ayaa maalinta sabtida dalka ka Anbabaxaya Visaha dalku galka ah ee Maraykanka ayuu dhawaan u keenay wakiilka Somaaliland u fadhiya dalka Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed
Xubnaha xukuumada
Madaxweyne
Muuse Biixi Cabdi
Wasiirka Arimaha dibada
Wasiirka Arimaha Gudaha
Wasiir warfaafinta
Wasiirka Ganacsiga
Wasiirka Degaanka
Xubnaha ganacsatada
Maxamad siciid Ducaale (Dahabshiil)
Maxamad siciid Geedi. (Maxamad Aw siciid)
Cabdikarim Maxamad iid (Telesom)
Cabdinaasir Aadan Nuur (Telesom)
Xubin Bulshada Rayidka ah
Dr-Jaamac Muuse Jaamac
Madaxa xarunta dhaqanka Hargeisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here