Madaxweynaha oo ka jawaabay mooshinka””

0
17

MUQDISHO (Saxilnews.com)..Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay mooshinka ay ka keeneen xildhibaannada ka tirsan baaarlamanka ee arbacadii loo gudbiyey guddoonka baarlamanka.

Madaxweyne Xasan wuxuu sheegay inaanu jirin waqti lagu billaabo is-qabqabsi cusub oo dhex mara hoggaanka dowladda iyo xildhibaanada.

Xasan Sheekh, waxa kale oo uu ka hadlay xildhibaannada wada mooshinka isaga ka dhanka ah, isagoo sheegay in xildhibaanada la garanayo taariikhda ay ku lee yihiin siyaasadda Soomaaliya, isla markaana aanay Soomaaliya hakin karin.

Haddaba maxaa lagu macnayn karaa xiisaddan siyaasadeed ee soo cusboonaatay, muxuu mooshinkan salka ku hayaa, halkee ayayna arrintu ku danbeyn doontaa?

By mahamed hassan aadam

WWW.saxilnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here