Shirkada DP World Ayaa Shaacisay 23 boos oo cusub noqon-doono (GROW Program )

0
18

Berbera (Saxilnews.com)-Shirkada dekeda Berbera Maamusha ee DP World ayaa xaysiisay shaqaale cusub oo ay qaadan-doonto kuwaasi oo qayb ka ah shaqo-abuurka bulshada somaliland, waxay shaacisay  12 boos oo kala duwan kuwaasi oo dekeda Berbera ka hawlgeli-doona .

Halkan Hoose ka Eeg /Click here :

Grow announcement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here